Haweenka Iyo Qoyska: Kootada Haweenka ee Maamulka Koofur Galbeed

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Haweenka Koofur Galbeed Soomaaliya oo olole ugu jira sidii ay kooto 30% ah ugu yeelan lahaayeen baarlamaanka maamulka.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran