Bandhigga VOA: Caburinta warbaahinta Somaliland

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xad-gudubyada ka dhan ah suxufiyiinta iyo warbaahinta ee ka jira Somaliland, halkaasi oo suxufiyiin badan iyo goobo warbaahineed lagu xiray bilihii dhowaa.

Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA