Qurbe: Soomaalida iyo nidaamka soo-galootiga Sweden

Layla Cali Cilmi

Barnaamijka Qurbe waxa uu maanta ku saabsan yahay dalka Sweden oo billaabay hir-gelinta nidaam adag oo ka dhan ah dadka soo galootiga. Waxaan ka wareysanay Leyla Cali Cilmi oo ah gabar asal ahaan Soomaali ah oo ka tirsan baarlamanka Sweden.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijak Qurbe