Gabar Sheegtay in Dhibaato Loogu Geystay Wiil u Dhashay Congo oo Ay Guursatay

Shabakadaha warbaahinta bulshada ayaa toddobaadkii la soo dhaafay waxaa la soo dhigay muuqaal vidiyow ah oo muujinaya gabar soomaaliyeed oo dacdarreysan oo ka cabaneysa in dad Soomaali ah ay dhibaato ugu geysteen nin u dhashay dalka Congo darteed, kaasoo ay u dhashay laba carruur ah.

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan (09/18/2019) oo ku saabsan xaaladda gabadhaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Sheekada Gabadha U Dhaxda Wiilka U Dhashay Congo