Farmaajo oo Saxeexay Sharciga La-dagaalanka Musuqmaasuqa

Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa.

Waxaa sharcigan uu madaxweynaha ku saxiixay munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhagesyo Sharciga Musuqmaasuqa