Bandhigga VOA: Fursadaha maal-gashi ee Soomaaliya

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadaha maal-gashi ee ka jira Soomaaliya iyo caqabadaha ku hor gudboon maal-gashtayaasha doonaya inay dalka yimaadaan. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA