Odayaasha Gobolka Sool ayaa sheegay in ay soo qabteen askari lagu eedaynayo inuu magaalada Laascaanood ku dilay askari kale, 15-kii bishan September, waxaana soo qabashadadaas dhacday maalintii shalay.
Weriyahayaga Cabdikariim Olol ayaa tallaabada ay odayaashu qaadeen ka waraysanay Saleebaan Cali Cilmi oo ka mid ah odoyaasha soo qabtay askarigaas.
Your browser doesn’t support HTML5
Laascaanood: Askari dil lagu eedeynayo oo lasoo qabtay