Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo lasoo geba-geebeeyey

Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug ayaa xaley la soo gabagabeeyey. Munaasabad lagu maamuusaayey xiritaanka shirkaas ayaana lagu qabtey magaalada Dhuusamareeb.

Halkan ka dhageyso faahfaahinta warkaas

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug Warbixin