Madasha Maalgashiga Puntland

Magaalada Garoowe waxaa ka furmay shir la siiyey magaca Madasha Maalgashiga Punbtland, kaas oo isu keentay maalgashadayaal gudaha iyo dibedda ka socda.

Maamulka Puntland ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan cid walba oo maalgashi Puntland ku sameynaysa, gaar ahaan dhinaca kaluumaysiga.

Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Shirka Maalgashiga Puntland