Dhallinyarada Kakuma oo baarlaman dhistay

Xerada qaxootiga Kakuma ee dalka Kenya, waxaa ka dhisan baarlaman ay sameysteen dhalinyarada qaxootiga ah iyo kuwa bulshada deegaanka ee Kenyaanka ah.

Baarlamankaan ayaa waxa uu yeeshaa doodo ku saleysan nolosha deegaanka, waxaana laba jeer afhayeen ka noqday dhalinyaro Soomaaliyeed oo halkaasi qaxooti ku ah

Afhayeenka xilligan ee baarlamanka ayaa waxaa sidoo kale ah wiil Soomaali ah.

Warbixin arrin ku aadan wariyaha VOA-da ee Kakuma Cabdicasiis Barrow ayaa Nairobi kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyarada Kakuma oo baarlaman dhistay