Bariis noocyo cusub oo lagu beeray Sh/Dhexe

Magaalada Jowhar, waxaa marki ugu horreysay muddo 50 sano ah kaddib lagu guuleystay, tijaabada nuucyo cusub oo bariiska laga beerto Koofurbari Asia ah.

Abuurka bariiskaan oo ah 7 nuuc, ayaa hadda diyaar u ah beeraleyda bariiska ee gobolka Shabeellaha Dhexe si ay u tacbaan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay Nur Xasan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Noocyada Bariiska