Habka ilmo-beerista IVF oo laga sameeyey Hargeysa

Sperm invitro

Waxaa markii ugu horeysay magalada Hargeysa laga hirgaliyey habka ilma-beerista casriga ah ee IVF, iyadoo ay iska kaashadeen dhakhaatiir muwadiniin ah iyo dhakhaatiir u dhalatay dalka Hindiya.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Habka ilmo-beerista IVF oo laga sameeyey Hargeysa