Barnaamijka Qurbe: Arday qur'aanka ku baratay Utah

Ardayda qalin jebisay

Barnaamijka Qurbe todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa, sida ardeyda Soomaalida ah ay ku bartaan qur’aanka Qurbaha iyo 21 ardey ah oo ka qalin jabiyey Xarunta Al-Hudda Islamic Center, ee ku taalo gobolka Utah.

Waxaa Barnaamijka soo diyaarisey nala socodsiinayso Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe