Cayaartoy barisamaadkii usoo cayaaray xulka qaranka Soomaaliya ayaa ka hadlay guusha uu xulka qaranka Khamiistii ka gaaray lugta hore ee cayaar ka tirsaneyd is reeb-reebka koobka adduunka ee ka dhacday magaalada Jabuuti.
Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Toronto.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Warbixinta Ciyaaryahanadii hore ee Somalia