Dhaqtar Soomaali ah oo ka howlgala Turkiga

Dr. Maxamed Axmed

Dr. Maxamed Axmed

Dr. Maxamed Axmed Maxamed wuxuu ka mid yahay dhalinyarada fara-kutiriska ah ee culuumta caafimaadka ku bartay Turkiga, ee hadana shaqooyinka ka helay isbitaallada Turkiga.

Wuxuu hadda ka shaqeeyaa isbitaalka Medical Park Hospital ee xaruntiisa magaalada Ankara. Wariyaha VOA, Nur Hassan Nur ayuu Dr. Maxamed Axmed uga warramay waxbarashadiisa, sida uu ula tacaalo bukaanada Turkiga iyo arrimo kale.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso wareysiga Dr. Maxamed