Dad ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay, lix kalena way ku dhaawacmeen qarax baabuur oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa xilliga uu dhacay waxaa la sheegay in ciidamada dawladda ay isku dayayeen inay joojiyaan baabuurka.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho