Dib-u-dhacyada Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug

Muddo ku dhowaad bil ka hor ah ayaa la filayey inuu furmo shirkii dib u heshisiinta ee beelaha maamul goboleedka Galmudug, hase yeeshee furitaanka shirkaasi ayaa ugu yaraan laba jeer dib u dhacay arrimo farsamo iyo kuwo siyaasadeed dartood.

Guddiga qabanqaabinaya shirkaasi ayaa mar kale sheegay inay diyaar u yihiin furitanaka shirka toddobaadkan.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyahayaga Cabdiwaaxid macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug