Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in haddii doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland la qaban waayo, in taasi bedelkeeda la qaban doono doorasho madaxweyne oo xilligeeda ka soo hor marta.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray, Khadar Maxamed Cakule
Your browser doesn’t support HTML5
Faysal Cali Waraabe oo bixiyey digniin la xiriirta doorashooyinka