Colonel Caarre oo iska difaacay eedeo loo jeediyey

Sanaag

Colonel Saciid Cawil Jaamac (Caarre) oo dhawaan ka goostay ciidamada Somaliland, ayaa iska fogeeyay eedo uga yimid taliyaha guud ee ciidamada Somaliland sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani.

Taani ayaa ku eedayay Caarre inuu dad gaaraya 10 ruux ku laayay gobolka Sanaag, sidoo kalana dhacay mushaarka ciidanka Somaliland.,,

Isaga oo ku sugan meel ka mid ah gobolka Sanaag, ayuu khadka telefoonka ugu warramay wariyaha VOA-da Nur Bukhari.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso wareysiga Gen. Caarre