Faaqidaadda: Doorashooyinkii ka dhacay Jubaland

Jubaland

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu ku saabsan yahay khilaafka siyaasadeed ee Jubaland, halkaasi oo shalay laba doorasho oo ka dhacay madaxweynayaasha Jubaland loogu kala doortay Axmed Maxmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo xildhibaan Cabdirashiid Xidig.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka