Bayle oo ka hadlay xaaladda maaliyadda dalka

Beyle

Beyle

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu kaasi oo uu kaga hadlayey arrimaha maaliyadda dalka.

Waxyaabaha uu ka hadlay Bayle ayaa waxaa ka mid ah daabacaadda lacagta cusub ee Somaaliya iyo hantida qaranka ee maqan, oo uu sheegay inay gacanta ugu jirto shaqsiyaad.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Bayle oo ka hadlay xaaladda maaliyadda dalka