ILEYSKA VOA: Caqabadaha haysta dhaqaatiirta Somalia

VOA microphone

Barnaamijkii Ilayska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta dhaqaatiirta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa la tacaala dhaawacyada. Caqabadahan ayaa waxaa ugu weyn dhanka qalabka caafimaadka. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Ilayska VOA