Booliska oo 4 qof 'oo hubeysnaa' ku dilay Muqdisho

Muqdisho

Ciidamada booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ku toogtay afar qof oo mid haween aheyd, oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa sheegay in dadka la dilay ay qorsheynayeen weerar ay ku qaarajin lahaayeen mid ka mid ah mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarashada Soomaalida.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan ka soo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda oo 4 qof 'oo hubeysnaa' ku dilay Muqdisho