Bandhigga VOA: Jamciyadaha khayriga ah ee gargaarka fidiya

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan xarumaha aan ahayn hay’adaha caalamiga ah, ee laga sameeyo gudaha goobaha ay degan yihiin dadka baahiyaha qaba ee u baahan gargaarka bani’aadannimo. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhiga VOA