Galka Baarista: Ku-dhex jiritaanka Al-Shabaab ee dowladda

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay inta ay la egtahay ku-dhex jiritaanka Al-Shabaab ee dowladda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxday in gabdho la shaqeeya Al-Shabaab ay fuliyeen qaraxyii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Ku-dhex jiritaanka Al-Shabaab ee dowladda