Jubaland oo looga dhowaaqay xildhibaanada laba baarlaman

Dhaarinta xildhibaannada Jubaland

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ee uu soo magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqay xubnaha xildhibaanada ee baarlamaanka Jubbaland ee soo dooran doona madaxweynaha.

Xildhibaannada cusub ayaa isla maanta lagu dhaariyey magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Dhinaca kale, guddi doorasho oo taageersan mucaaradka Jubbalaand ayaa iyaguna ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee Jubbaland.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo looga dhowaaqay xildhibaano is-diidan