WASHINGTON. D.C —
Saaxibayaal, VOA Soomaali ayaa waxay idiin soo gudbineysaa laba barnaamij oo gaar ah oo ku saabsan munaasabadda Ciidul Adxaa.
Kan hore waxaa idiin soo gudbinaya Casha Ibrahim Aden iyo Cabdixakim Maxmuud Shirwac. Barnaamijka danbana, waxaa soo jeedinaya Jacfar Kukay.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso barnaamijka gaarka ah ee Ciidda