Sidee maanta looga ciiday Geeska Africa?

Soomaali iyo muslimiin kale oo ku ciidaya Nairobi

Dalka Soomaaliya iyo guud ahaan dhulka Soomaalida ee Geeska Africa ayaa maanta si nabad ah looga dabaaldagay munaasabadda Ciidul Adxaa.

Haddaba kusoo dhawaada warbixinno ku saabsan Ciidda oo ay innoo soo direen qaar ka mid ah wariyaasha VOA-da ee Gobolka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinnada Ciidda