Faaqidaadda: Xiisadda doorashada Jubbaland

Jubaland

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu maanta ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan doorashada Jubaland, oo ay aad isugu hayaan maamulka Jubaland, musharaxiinta la loolamaya Axmed Madoobe iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka