Ganacsade Cali Aadan Marguus oo lagu dilay Baydhaba

Bartamaha Baydhabo

Allaha u naxariistee Ali Aden Marguus oo ahaa ganacsade horeyna usoo noqday wasiir iyo xildhibaan ayaa maanta lagu dilay magaalada Baydhaba.

Ganacsadahan ayaa lagu dilay beertiisa oo ku taala magaalada Baydhabo, waxaana la sheegaya inuu dilkiisa uu la xiriiro muran dhuleed.

Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsade Cali Aadan Marguus oo lagu dilay Baydhaba