Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo mar kale dib u dhacday

Golaha wakiilada Somaliland

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyay inaanay qabsoomayn dooroshiinkii Golaha Wakiilada iyo Golayaasha deegaanka waqtigii loo asteeyay oo ku beegan dhamaadka sanadkan.

Qabsoomidda doorashooyinkan ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ay ururada bulshada ee Somaliland ay dalbanayeen inaysan mar kale dib u dhicin.

Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo mar kale dib u dhacday