Oomaar oo ka jawaabay cabashada shirkadaha diyaaradaha

Oomaar

Shirkadaha diyaaradaha ee Soomaaliya ayaa dhowaan ka dacwooday tartan aan xalaal ahayn oo ay sheegeen inay kala kulmeen shirkadaha ajaanibta ee diyaaradaha ee imanaya Soomaaliya.

Shirkadahan ayaa waxay si gaar ah uga cawdeen shrikadda Ethiopian Airlines.

Cabashadan ayaa waxaa jeediyey guddoomiyaha Shirkadaha Diyaaradaha Soomaalida Xasan Xaashi Muxumed oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho.

Haddaba VOA ayaa cabashada diyaaradaha Soomaalida wax ka weydiisay wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad “Oomaar”.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay mowqifka dawladda ee cabashada shirkadaha diyaaradaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Oomaar oo ka jawaabay cabashada shirkadaha diyaaradaha