WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada ee Soomaaliya, Maxamed Aden Koofi.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jacfar Kukay.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso barnaamijka