ILEYSKA VOA: Ganacsiga Goobaha Colaadaha

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay . ku ganacsiga goobaha Colaadaha iyo ganacsatada Soomaaliyeed caqabadaha ay kala kulmaan dhinacyada ishaya oo mid walba uu canshuur gaar ah ka qaado.

halkan hoose ka dhageyso Barnaamijka

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Ilayska