Galka Baarista: Loolankii Sheekh Aweys iyo Sayid Maxamed

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay taariikhihii Sheekh Aweys Al-Qaadiri iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo loolankii u dhaxeeyey labada dariiqood ee ay kala hoggaamin jireen ee Qaadiriyada iyo Saalixiyada. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista