Waxa si weyn kor ugu kacay dhaq dhaqaaqa sayladaha Xoolaha lagu kala iibsado ee magaalooyinka waa weyn ee Somaliland.
Waxaa sidoo kale shaqaddoodu si fiican u socotaa wakhtigan gaadiidka waa weyn ee Xamuulka ah kuwaasi oo ka soo rarraya xoolaha moosinka xajka Deegaanadda dhulka Soomaalidu deggto ee kala duwan.
Warbxintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland: Iibsiga xoolaha oo sare u kacay