10 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye

10 qof ayaa ku dhimatay qarax miino oo maanta lala beegsaday baabuur ay la socdeen dad rayid ah meel u dhow magaalada Afgooye.

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in dhammaan dadkii saarnaa baabuurka, darawalkii iyo kirishboygii ay wada dhinteen oo aysan cidna ka bad-baadin.

Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeellada Hoose Cabdifataax Xaaji Cabdulle ayaa Haaruun Macruuf oo VOA ka tirsan uga warramay qaraxan.

Your browser doesn’t support HTML5

8 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye