Wareysi: Xaaladda Matabaan iyo deegaannada ku hareereysan

Mas’uuliyiinta degaannada hoos yimaadda degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo bani’aadannimo ay ka jirto xilli ay dagaallo beeleed rafaadiyeen.

Ducaale Aadan Cabdi Ciise oo ah gudoomiye ku xigeenka ee dhinaca amniga iyo siyaasada maamulka degmada Matabaan, ayuu u waramay weriyaheenna Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xaaladda Bini'aadanimo ee Matabaan