Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi ka kooban 15 xubnood oo ku meel-gaar ah , kaas oo soo diyaariya sharciga doorashada. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin: Guddiga Sharciga Doorashada