Guddi Dib-u-heshiisiineed oo loo Sameeyey Galmudug

Galmudug

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF Somalia ayaa magacowday Guddiga Dib-u-heshiisiin oo uu yeesho maamulka Galmudug oo xiliyadii dambe uu khilaaf u dhexeeyey siyaasiyiintiisa.

Dhinaca kale, suldaan ka mid ah kuwii soo xulay xildhibaanada Somalia ayaa xalay lagu dilay, koonfurta magaalada Galkacayo.
Warbixin arrimahaas ka hadlaysa waxaa noo soo diray wariyeheena Cabdiwaaxid M. Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Guddiga Dhexdhexaadinta Galmudug