Suxufiyiinta ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa isugu soo baxay Kulan ay ugu baroor-diiqeen Wariyaashii kala ahaa Hodan Naaleye, oo ahayd gabar ku caan ahayd Muuqaalo ka hadlayey Bilicda iyo horumarka dalka iyo Maxamed Sahal Gacmo-Dheere oo ahaa wariye u shaqeynayey TV SBC.
Wariyaasha isu yimid ayaa ka sheekeeyey sida xanuunka leh ee ay u taabatey dhacdadan Qarax oo lagu waayey Wariyaasha Hodan Naaleeye iyo Maxamed Sahal Gacmo-Dheere oo labaduba ku can ahaa Baahinta wararka macnaha ugu fadhiyo dadka Soomaaliya.
Sahra Cabdi Axmed ayaa la xariirtey kadib kulankoodaasi wariyaashan waxbixintan ayay na ka diyaarisey.
Your browser doesn’t support HTML5
Wariyaasha Kismaayo.