Ethiopian Airlines oo ka shaqa billowday Puntland

Ethiopian Airlinees

Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa maanta bilowday duulimaadyo toos ah oo ay ku aadayso magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ee Puntland.

Duulimaadyadan ayay diyaaraddu ku tegi doontaa Puntland saddex maalmood toddobaadkii. Warbixintan waxaa noo soo dirtay weriyahayaga Puntland Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warka Ethiopian Airlines