Aragtida Xildhibaanada Baarlamaanka ee Heshiiska Labada Gole

Baarlamaanka Soomaaliya

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiski ay dhawaan gudoomiyaasha labada aqal ee Golaha Shacabka ka heshiiyeen madmadowgi dhexdooda ka jiray.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaheenna Xasankafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta