Wareysi: London oo lagu qabtay shir ku saabsan xurriyadda saxaafadda

Hoggaamiyeyaal ka socday dunida, saxafiyiin, iyo ururada u doodda saxaafadda iyo xuquuqda aadanaha ayaa 10-kii iyo 12-kii bishan kulan ku yeeshay magaalada London.

Shirkan ayaa labaddii maalmood ee uu socday waxaa looga dooday sidii loo heli lahaa saxaafad xor ah oo cadaadiska dowladaha ka madax bannaan iyo sidii loo difaaci lahaa xoriyadda hadalka.

Uradadii saxaafadda ee lagu casuumay waxaa ka mid ahaa ururka Isutaga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ. Wariyaha VOA Maxamed Colaad Xasan ayaa qadka taleefanka London kula xiriiray, xoghaya guud ee Ururkaasi, Maxamed Ibraahim Macalimow.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Macallimuu