Faaqidaadda: Sida ay Kooxda xag-jirka u qortaan dhalinyarada

Ururadda xag-jirka ah ayaa ka qorta dhalinyaradda yar yar meelo kala duwan oo dunida ah, ayagoo ay u isticmaalaan inay u dagalamaan. Haddaba maxaa u sahlo kooxaha xag-jirka ah inay dhalin-yarada yar yar maskax beddalaan.

Faaqidaadda Todobaadka ka dhagayso, Haaruun Macruuf ayaana nala socodsiinayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda iyo Xagjirka