Dib-u-qaabeyn lagu sameynaayo Laascaanood

Sool

Wasaaradda howlaha guud ee Somaliland, ayaa sheegtay inay magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool ka waddo qorshe lagu qaabeynaayo magaalada.

Wariyaha VOA Cabdikarim Olol ayaa qorshahan ka wareystay Injineer Maxamed Cabdi Jaamac oo aqoon u leh qaabeynta jidadka iyo dhismayaasha magaalooyinka.

Your browser doesn’t support HTML5

Qorshaha qaabeynta Laascaanood oo la shaaciyay