Bandhigga: Saameynta Caalamiga ah ee Internet-ka & Tignaloojiyadda

Ku soo dhawaada Barnaamijka Bandhigga VOA oo toddobaadkan ku saabsan adeegga internetka iyo tignaloojiyadda caalamiga ah iyo sida ay dunida u saameyeen. Xuseen Barre Aaden, ayaa soo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga VOA