Md. Biixi oo ka Jawaabay Hadalkii D.F. Somalia

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa sheegay in Somaliland aanay ka aamusi doonin hadalkii Dawladda Federaalka Somaliya ay ku sheegtay in aan Somaliland loo qaabilin sidii dal madaxbanaan, waxaanu siddan ka sheegay markii uu maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal ee Magalada Hargiesa halkasi oo si weyn loogu soo dhaweyey waftigiisa, sida uu ku waramayo wariye Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Madaxweyne Biixi