Jeneraal Muuse Maxamed Abtiyoow oo geeriyooday

Alla ha u naxariistee jeneral Muse Abtiyow

Allaha u naxariistee Jeneraal Muuse Maxamed Abtiyoow oo horey uga tirsanaa miilatariga Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka.

Marxuumku wuxuu ku dhashay Degmada Cabdi-Casiis ee magaalada Muqdisho sanadkii 1945-tii.

Marxuumka wuxuu ka noqday u qaybsame arrimaha milatariga Safaaradaha Somaaliya ee Washington iyo Turkiga, Ibrahim Hassan Daandurey ayaa war-bxintan nooga diyaariyay

Your browser doesn’t support HTML5

Jeneraal Muuse Maxamed Abtiyoow oo geeriyooday