Maxamed Qanyare Afrax oo Geeriyooday

Marxuum Maxamed Qanyare Afrax

Allah u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho saakay ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka tirsanaa hogaamiyeyaashii siyaasadda ee Soomaaliya.

Qanyare, waxuu ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyaddii beri sannadihii sagaashamaadki kala qeybsaday Muqdisho, dowladihii kumeel gaarka ee burburki kaddib ayuu mar noqday xildhibaan iyo wasiir.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta geerida Qanyare